Ku soo dhawoow Nederland

Shaqo raadiska markaad sharci deganaansho magangelyo heysato
Haddii aad heysato deganaansho magangelyo oo 5 sano ah, waxaad boggan ka aqrineysaa qaabka loo codsado keenista reerka, hooysiinta iyo waxbarashada.

Warar cusub

Fiiri dhamaan

Warbixinta aad bartan ka heleyso, wuxuu ka yimid urur xaquuqda bani'aadanka ee VluchtelingenWerk Nederland, oo ay wada shaqeynayaan lamaanayaal kale.
La wada shaqeynta Contentful