Wakhtiga jiilaalka wuxuu bilaabanayaa 30 maarso 2025
Habeenka Sabtida 29ka ilaa Axada 30ka Maarso, saacadaha Nederlaan waxay socon doonaan 1 saac oo la hormariyo. Waxaana loo yaqaanaa wakhtiga xagaaga. Tani waxay dhacdaa 2 subaxnimo Halkan ka akhri sida ay u shaqeyso.